Home Afsomali VIDEO Darawalada iyo Milkiil;ayaasha Mooto Bajaajta oo ka dhiidhiyey Wadooyinka Xiran ee...

VIDEO Darawalada iyo Milkiil;ayaasha Mooto Bajaajta oo ka dhiidhiyey Wadooyinka Xiran ee Magaalada Muqdisho

Daroowalada Moto bajaajta ayaa maanta ku banaan baxaya wadooyinka waaweyn ee Magalada Muqdisho kadib markii laga xiray wadooyinkii ay isticmaali jireen.

Boqolaal kamid ah wadayaasha gaadiidleyda ayaa oo boorar wata ayaa iyaga oo qeylinaya lug kumaraya waqtigan wadada loo yaqan Wadnaha ilaa tarabuunka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay moto bajaajyada in ay isticmaalaan wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho arimo la xiriira sugida amniga sida ay sheegeen.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.