Home Afsomali Dhageyso Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la ansixiyay iyo Maamulak K/g oo...

Dhageyso Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la ansixiyay iyo Maamulak K/g oo u guurayo dagmada baraawe

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta sirasmi ah u ansixyay Golaha Wasiirada Maamulkaas kuwaas oo dhawaan isku-Shaandheyn lagu sameeyay.

Ruqiyo Abshir Gambane oo ka mid ah Xildhibaanada Koonfur Galbeed,ayaa sheegtay in Baarlamaanka uu ansixyay Golaha Wasiirada islamarkaana sidoo kale halkaasi lagu dhaariyay.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,waxa uuna sheegay in loo baahan yahay in si wanasgan loola Shaqeeyo Wasiirada.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.