Home Afsomali VIDEO Musharax Daahir Caabdule Awaale oo Jowhar kaga dhawaaqay in uu yahay...

VIDEO Musharax Daahir Caabdule Awaale oo Jowhar kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan qabashada xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle ( DAAWO SAWIRADA )

Musharax daahir cabdule cawaale oo ka mid ah musharxiinta ugu cad cad musharixiinta u taagan xilka madaxtinamada mamulka hirshabelle ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magalada jowhar ee xarunta dowlad goboledka hirshabelle

soo dhaweynta musharax daahir ayaa aheyd mid ay ka dhex muuqanayeen odayaasha dhaqanka iyo culumaidin hawen iyo dhalinyaro iyo wax garad iskaga kala yimid labada gobol ee hiiraan iyo shabellaha dhexe waxaana uu u muuqdaa musharaxa ugu soo dhaweynta badnaa musharixiinta u taagan talada madaxtinimadamaamulka hir shabeele

soo dhawaynta musharax daahir cabdule cawaale ayaa waxa ay ku soo aadaysaa wakhti ay doorooshadii maamulkaasi ka dhiman yihiin maalmo kooban

ugu horayn waxa halaasi ka hadalo isu dabo maray odayaal iyo wax garad ka soo jeeda maamulka heer deggmo iyo heer gobel ooo hanabalyo iyo soo dhawayn iskugu daray musharaxa

Daahir cabdule cawaaleayaa goobta kaga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilaka madaxweynaha maamulka hir shabeele.

“Waxaan ahay musharax waxaan ballanqaadayaa in aan ka shaqeyn doono horumarinta dowlad goboleedka Hirshabelle oo caan ku ah beero,xoolo iyo kalluun.”ayuu yiri Musharax Daahir Cabdulle. 

Sidoo kale musharaxa ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono sidii dib u heshiisiin dhab ah loogu soo dabaali lahaa bulshada ku nool Hirshabelle. 

Musharax Daahir Cabdulle Cawaale ayaa ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad ee loo saadaalinayo in ay ku tartami doonaan madaxtinimada dowlad goboleedka Hirshabelle. 

geesta kale wax uu tacsi u diaray dadkii maanata ku dhintay magaalada baladweyne ee qaraxa lala beegasaday

Musharaxa ugu cadcad marks somalinimo loo eego

Waa dahir cabdule cawaale

waxaana boorarloosa ;agi xardhay ereyo ay ka mid ahaayeen Hiigsi horumar iyo cadaalad

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.