Assalamu calykum Waalidku waa in ay markasta musaqbalka caruurtooda ka fakaraan.
Tarbiyada fiican ee caruurtu inta ay yaryaryihiin la tarbiyadeeyaa waxa ay anfacdaa marka ay waynaadaan.
Aduunkasta oo aad ubadkaaga uga tagto hadaanad tarbiyadooda hagaajin aduun iyo aakhiro waxba ma tarto. Hadaadse dhaqan fiican ku koriso ubadkaaga waxa uu Allah u balan qaaday if iyo aakhiroba nolol wanaagsan.
Qisadani.Waxa ay ku saabsan tahay nin caruurtiisa tarbiyad wanaagsan siiyay iyo mustaqbalkii caruurtaas.
Qisadaas iyo casharada laga faaidaysan karo halkan ka daawo. Fadlana sii fidi