Home Afsomali Abaabulka howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo billaawday

Abaabulka howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo billaawday

Taliyaha Ururka 4-aad, guutada 16-aad, Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab Laba-xidigle Cabdullaahi Mustafa Cali (Madaale qaran) oo degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe kula hadlay Cutubyo katirsan Kumaandooska Danab waxaa uu ku bogaadiyay kaalinta muuqata oo ay laf dhabarta ugu yihiin Howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliye Madaale ayaa guul iyo wax lagu farxo ku tilmaamay sida ay isugu furmeen magaalooyinka laga saaray Al-Shabaab ee gobolada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.