Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Musharax Madaxweynaha JFS Mustaf Sh Cali Dhuxulow, Kulankaan oo ka dhacay hoyga uu Madaxweynahu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho, Madaxweynaha iyo musharaxa ayaa ka wada hadlay arimaha Doorashada iyo shirka soo socda ee lagaga hadlayo sidii loo dardar galin lahaa howlaha Doorashada.