Mudane Daud isse Aden Bosey oo ah Aqoonyahay ka soo jeedo Hirshabeelo mudane ahaa shaqsi aqoontiisa ugu faaideeyo dadkiisa ayaa maanta waxaa loo magacaabay Isku Duwaha Gobolka Hiiraan
iyadoona shacabka Baladweyne siweyn u soo dhaweyeen madaama uu yahay shaqsi wax badan u qabtay Shacabkaasi Daud isse Aden Bosey oo xiligaan ku sugan magaalada Baladweyne si uu uga qeyb Qaato Howlaha Gurmadka Dadka Soomaliyeed wax yeelada ka soo gaartay Fatahaada Wabiga Shabeele iyo arin walbo oo la soo gudboonato