Home Afsomali Askari badan oo lagu dhaawacay rabashado ka dhacay dalka Faransiiska

Askari badan oo lagu dhaawacay rabashado ka dhacay dalka Faransiiska

Dowladda France ayaa sheegtay in dibadbaxyo waaweyn, oo ay shalay sameeyeen shaqaalaha iyo dadweyne kale, ay ku dhaawacmeen in ka badan 100 askari oo ka tirsan ciidanka booliska.

Dadka mudaaharaadayay oo mucaaradsanaa madaxweynaha ayaa dibad-baxooda kusoo aadiyay Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Dunida.

Dhanka kale qaar ka mid ah dowladaha Yurub ayaa cambaareeyay gacanta adag ee ay booliska kula dhaqemeen dibad-baxayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.