Home Afsomali Askari ka tirsanaa Cidamada Ethioipa oo fasax loo diiday dartii iskugu u...

Askari ka tirsanaa Cidamada Ethioipa oo fasax loo diiday dartii iskugu u daldalay gudaha Soomaaliya

Wararka ka imaanaya Degmada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Sargaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya uu isku Daldalay Saldhig Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Degmada Garbahaarey.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada ayaa saxaafadau Xaqiijiyay in Sargaalka Itoobiyaanka ah uu Degmada Isku Daldalay,waxaana la sheegay in Sargaalka is dilay loo diiday Fasax uu ku aado Qoyskiisa oo degen Magaalada Addis ababa islamarkaana uu Go’aansaday inu Nafta isdhaafiyo.

Diyaarad ah kuwa Qumaatiga u Kaca ayaa Meydkiisa looga soo qaaday Sargaalka Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo,waxaana la keenay Magaalada Baydhabo.

isla Maanta ayaa la sheegay in Sargaalkaan Meydkiisa loo duulin doono  Magaalada Addis ababa ee Wadanka Itoobiya.

https://youtu.be/Z7mcG4NESDM

https://youtu.be/m5Lma7tiNc8

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.