Home Afsomali Australia oo amartay in la dilo tobon kun oo neef oo geel...

Australia oo amartay in la dilo tobon kun oo neef oo geel ah iyo sababta

Australia oo leyneysa toban kun oo geel ah iyo sababta ka danbeysa

guud ahaan dalkaasi ayaala sheegay in ay ku nool yihiin halmilyan oo neef oo geel ah wuxuuna ka mid yahay dalkaas wadamda caalamka kuwooda ugu dhaqashada geele badan

waxaana daraasad ay sameeyeen lagu ogaada in geelkaas laga dhaqdo in ku dhwo shanku halka inta kale aan cidina dhaqan culueysna uu kun haayo naflayda kale sida biyaha badan oo uu cabayo iyo daaqsinka

go.aama dowlada ka soo baxay lagu shaaciyey in lagu laayo mudo 5 maalmood ah koofurta dalkaas toban kun oo ka mid ah geela aan cidina dhaqan risaas ay ridayaan ciidamo diyaarado saaran

geelladalkaas waa mid ka waaweyn geelaku nool dalkeena

ma aha markii ugu horeysay oo ay dowladu ka soo saarto amarkaan dilka geela ah waxaana la xaqiijiyey in qof kasta neef geel ah dilaa lacag lagu siinayo dilkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.