News Somalisan
RW Xasan Cali Kheyre sidii loogu soo dhaweeyey Garawe ( DAAWO...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta dawlad...
Hadaljeedinta Madaxweynaha JFS ee casho sharaftii soo dhaweynta ahayd ee Eriteriya
Sharaf weyn bay aniga iyo waftigaygaba u tahay in aan soo gaarno caasimadda qurxoon ee Ereteriya, casuumaaddii aad noo fidiseen ka dib.
Hubaashii, booqashadani waa...
Nawal, a teenage Somali-American, left her mark in the recent World...
https://youtu.be/SjE2dpB4-ug
Nawal, a teenage Somali-American, left her mark in the recent World Shcolar's Cup Global Round held in Barcelona, Spain.The event was grand as 2100...
VIDEO Somalia and Eritrea agree on ambassadors and opening embassies in...
https://youtu.be/KrvG65G8VMs
Dowladaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay inay is weydaarsadaan Safiiro iyo in Caasimadaha labada dal laga furo Safaarado, kaddib wada hadalo ay xalay...
Bolice officer was shot dead by gunmen in Mogadishu sarkaal Bolice...
Wararka naga soo gaaraya Degmada howlwadaag ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Dilka ayaa ka dhacay Suuqa...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Marti-qaaday Arday Qur’aanka Kariimka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi Xildiid , ayaa qasriga madaxtooyada marti-qaad gaar ah ugu sameeyey arday xafidday Qur’aanka kariimka ah oo ka qalin-jabisay...
Dhageyso 5 diyaaradood oo bilaabay Duulmiyaadyadii Xujeyda ee Sanadkaan
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqaday in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed Magaalada Barakeysan ee...
Dowlada fds oo shaaca ka qaaday in safarka xujaaydu bilaabanayo maalmaha...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra XFS ayaa ku dhawaaqadey in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan Socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed magaalada Barakeysan ee Makah.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta...
Xildhibaan hore iyo 72 jir muqdisho loogu dilay siyaabo kala duwan
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Hawlwadaag ee gobolka Banaadir, rag hubeysan ayaa halkaasi waxa ay ku dileen nin la sheegay inuu...
SOMALIA TRADE MARK – CAUTIONARY NOTICE
SOMALIA TRADE MARK - CAUTIONARY NOTICE
_______________________
STYX
NOTICE...