News Somalisan
Magacayada Saraakiishii iyo Mas’uuliintii Lagu Dilay Qaraxyadii W-Arrimaha Gudaha iyo Amniga...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa xilkii looga qaaday Wasiirka wasaaradda Arimaha Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya.
Wareegtada ayaa...
لا اله الا انت سبحانک انت ربی فاغفر لی انی كنت...
Learn the 25 the hypocrites anxiety
Baro Magacyada 25 ka Nabi ee muqarabiinta ah
1.Nabi adan scw
2. Nabi ibrahim scw
3.Nabi yusuf scw
4.Nabi nuux scw
5. Nabi yaxye scw
6.Nabi muuse...
Full VIDEO Safiirkaka IGAD Jamaal Maxamed Xassan oo Muqdisho looga farxiyey
https://youtu.be/A42d0v539bs
Kulanka ay ka qeybgaleen odoyaasha dhaqanka ee ku mideysan dalada golaha nabadeenta iyo dib u heshiisinta soomaaliyeed ayaa looga hadlay xaaladaha nabadglayada iyo dib...
kulanka Todobaadlaha ah ee guddiga dhaqaalaha dalka oo looga hadlay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee guddiga dhaqaalaha dalka oo looga hadlay sidii loo horumarin...
Falsafada መደመር iyo Hogaaminta Dr Abiy Ahmed Faalo uu qorey: Cabdirashiid...
መደመር waa falsafada uu Dr Abiy Ahmed uu rabbo inuu Geeska Africa ku hogaamiyo. Ereyga macnihiisu marka Afsoomaali loo rogo waa "isugayn". Haddaba muxuu...
Somalia government and Qatar government have agreed to restore Somalia Airways
Dowladda Soomaaliya iyo Qatar ayaa isku raacay in ay dib u soo celiyaan Soomaaliya Airways, si dowladda Qatar ay u soo dhoofiso diyaaradaha, iyo...
VIDEO Raisal wasaare Kheyre “Dhaawacyada Culus waxaan u qaadeynaa dalka Dibadiisa”
https://youtu.be/Rn25L8zaHUI
Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday Dadkii ku dhaawacmay Qarixii ka dhacay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga iyo xarunta ooto ooto
Ee magaalada Muqdisho...
Madaxwayne muse biixi oo 2 wiil oo reer laascanod ah ku...
No
Magaca
Qabiilka
Xafiska ama waaxda
1
Cabdifataax axmed maxamed
Awal/ciise muuse
Kaalinta shiidaalka
2
Cabdale cumar cismaan
Awal/s.muse/jibril abokor
qorshaynta
Cabdifataax axmed maxamed waxa edo u ah marwada madaxwaynaha sahra cabdilaahi cabsiye
Halka cabdale cumar cisman...
ILAALINTA SIRTA
R"Sirta shaqada oo aad bixisaa waxay kaa eryaysaa shaqadaada"
Sir: waa wax la rabo in la qariyo arag ahaan iyo maqal ahaanba taas oo la...
Ciidamadda Amaanka oo dagaal socday 2 saacadood ku so afjaray Weerarka...
Ciidamadda Amaanka ayaa dilay dagaalamayaal hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo weerar ku qaaday Dhismaha ay daganyihiin Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo Amaanka ee...