News Somalisan
Dilal qorsheysan oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Kismaayo
wararka inaga soo gaaraya Suuqa Siinaay ee magaalada Muqdisho, Rag hubeysan ayaa barkhanimadii maanta waxa ay gudaha suuqaasi ku dileen nin Dawaarle ama xarqaanle...
Wariye Farxiye Mire oo ka tirsan warbaahinta dawladda ayaa goordhow ...
Wariye Farxiye Mire oo ka tirsan warbaahinta dawladda ayaa goordhow lagu dhaawacay magaalada muqdisho,BREAKING: Unknown gunmen armed with-pistols shot and injured a female journalist...
Full VIDEO Golaha Abwanada iyo Fanaaniinta Waaberi oo xabad joojin shaqeyneysa...
https://youtu.be/angzhj2rU5o
Kulaan oo ay iskuugu yimaadeen Xubno ak socday Golaha Abwaanada iyo qaar ka mid ah Fanaaniinta hobolada Waaberi galmudug istate ayaa ka dhacay magaalada...
Ethiopia oo dhawaan dunida u iib geyneysa Shiidaal shirkad Shiineys ah...
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalkiisa uu bilaabi doono Khamiista inuu ka soo saaro shidaal cayriin degaanka Soomaalida sida ay warbaahinta...
Booliska Caalamka oo Ciidanka Booliska Soomaaliya u aqoonsaday kuwa ugu wanaagsan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo arrimo shaqo u jooga dalka Mareykanka, ayaa ka qeyb galay Shir ay isugu...
FULL video The Festival of Independence Day on June 26 –...
https://youtu.be/H3uyw7twKkY
Munaasibadaan oo aheyd mid si aad ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay fagaraha dal jirka dahson ee magalaada Muqdisho waxaana ka soo qeybgalay...
Two men, says Hamar killed Cabdi Maxamed Calasow recently...
dilka Toogashada ah ee Cabdi Maxamed Calasow ayaa Goor dhaweyd ka dhacay degmada Xamar Jajab ee Gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in rag hubeysan ay...
Full VIDEO Dood Aan Caadi Aheyn oo dhaxmartay Gudiga Doorashooyinka iyo...
https://youtu.be/rNYFA7DZeq4
Barnaamij Gudiga Doorashooyinka oo Suaaalo aan Caadi aheyn la weydiiyey
Full VIDEO Dood Aan Caadi Aheyn oo dhaxmartay Gudiga Doorashooyinka iyo Xisbiyo Doonayoin ay Buuxiyaal...
Wargalin muhiim u ah reer Muqdisho
Wargelin:--Dabaal daga xuska 26june Awgeed Caawa saacaddu markay tahay 12:00 xiliga Muqdisho,Waxaa la ridi doono #Bonfires Ama Bulleer maadaama uu dhawaqiisu culus yahay waan...
TRADE MARK – CAUTIONARY NOTICE
SOMALIA
TRADE MARK - CAUTIONARY NOTICE
_______________________
SIMILAC
NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trade mark is the trade mark of:
Abbott Laboratories, a corporation organised and...