News Somalisan
Askari katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya oo toogasho ku dilay Darawal Mooto...
Askari katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa caawa darawal Mooto bajaaj waxa uu ku dilay laamiga Warshadaha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgooska Evecco ee...
Gaashaandhigga Soomaaliya oo Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Midowga...
Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Muqdisho ayaa dhex marey Wasiirka cusub ee Wasaaraddaasi Mudane Xasan Cali Maxamed “Amar Dambe iyo...
Maxaa hor taagan heshiiskii qadar ee dayactirka wadooyinka isku xira muqdiaho...
Heshiiskii u dhaxeeyay Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ee ahaa dhismaha Wadooyinka isku Xira Muqdisho iyo Afgooye,Jowhar iyo Muqdisho ayaa wali fulin,waxaana marar badan ka...
Wasiirka Wasaaradda Gamacsiga iyo Wershadaha Maareeye oo Noqday Wasiirkii ugu horeeyey...
Kormeerkii ugu horeeyey ee Wasiir iyo Wasaarad ku tagaan Degmooyinka Gobolka Banaadir ilaa intii Xukuumada Nabad iyo Nolol bilowday Qorshaha Nabadeynta Muqdisho SAMA ayaa...
NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trade mark (9th Bibendum...
TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE
NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trademark (9th Bibendum Device) is the property of COMPAGNIE GENERALE DES ETABLISSEMENTS MICHELIN of 12,...
RW kheyre oo soo indha indheeyey wasaaradaha Maaliyaddda iyo Warfaafinta
Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo...
Daraasad ku saabsan Ragga bidaarta leh oo ay Dhawaan soo daabaceen...
Daraasad ku saabsan Ragga bidaarta leh oo ay Dhawaan soo daabaceen qaar kamida Warbahi nada Caalamiga ah oo laga sameeyay Dalal dhawr ah baa...
Haweenka Somaliland Awood la liiday! W.Q: Yaasmiin M. Mm
Awood la liiday! – W.Q: Yaasmiin M. Mm
Dedan maahee daalacan, dagaal maahee waa nabad! Waa hogotus iyo tilmaan. Wax wanaagsan baa qabsoomay oo ugu...
Xagee ku danbeysay lacagtii lagu qabtay Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyadda...
in mudo ah ayaa ka soo wareegtay tan iyo markii istanbuul lagu qabtay wiilkaan xili uu sitay nus malyuun doolar ka mareykanka ah uu...
Dhageyso Haween iyo Dhalinyaro Sheegay in ay wadooyinka Xiran ku maraan...
Banaan bax ay ka soo qeyb galeen Dad Shacab oo fara badan ayaa barqanimadii Maanta ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.
Dadka dibad baxa...