News Somalisan
AU Special Representative’s statement on Wednesday’s political developments in the Lower...
AFRICAN UNION
UNION AFRICAINE
UNIÃO AFRICANA
AU Special Representative’s statement on Wednesday’s political developments in the Lower House of Parliament
6th April,2018
Distinguished members of press, senior AMISOM colleagues,...
Bolice ka hindiya oo xabsiga dhigay nin meydka hooyadii 3 sano...
Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in ay xireen nin maydka hooyadii Fiirinjiyeer ku hayay muddo saddex sano ah.
Eedeysanahani oo lagu magacaabo Subhabrata Majumdar ayaa...
Ciidamada amaanka oo seybiyaano ku qarxiyey gaar ay uga shakiyeen in...
Gaariga ayaa ka yimid Duleedka Magaalada Muqdisho, wuxuuna ku soo jeeday Magaalada Muqdisho, balse Bartakontorool ee halkaasi u taalla ayaa lagu joojiyay.
Ciidamada ayaa marka...
Muqdisho gaari isku miidaamiyey bar contron
Wararka naga soo gaaraya haatan Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay agagaarka hotel afrik KM4 ,oo wadada iarporka Magaalada Muqdisho...
Xukuumada oo dalkiisa u musaafurineyso Janaraal AMISOM ka tirsan sii aqri...
Warar ayaa Sheegaya in Gen. Paul Lokech oo madax ka ah ciidamada Uganda Ee Amisom Shalayna dhex-dhexaadiyey Xukuumadda iyo Golaha Shacabka si looga hortago...
Xilka Qaadis lagu sameeyey Taliyihii Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada G/sare...
Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada G/sare Axmed Maxamed Cali...
Barlamaanka Uganda oo dalbadeay in miiska la soo saaro Askartii looga...
Guddoomiye-ku-Xigeenka Barlamaanka Uganda, Jacob Oulanyah waxa uu ka hor joogsaday Xildhibaan iyo Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi inay miiska soo saaraan Liiska...
Faahfaahino laga helayo Muqdisho oo uu ka dhacay dagaal beeleyd la...
Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa galabta ka bilowday magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadaha Saban Saban iyo Haanta dheer ee katirsan...
Sheikh bashiir ;maamuladu waxay ka turjumayaan jabhadihii rajiimkii riday sida SSDF.SBM.USC.SNM....
ASCW BAAQ'KUWAJAHAN MADAXDA QARANKA IYO BULSHADA'SOOMAALIYEED.
" XUSUUS"
Jabhadihii la'dagaalamay dowladii dhexe ee soomaaliya Ee midkastaa runteedu ahayd Qabiil astaan urur'labaxday.
Maantana dalkii iyo dad'kiiba ay'sidii u'kala...
VIDEO Madaxweyne Waare”Dad Muqdisho Joogo Ayaa Dhaqaalo Ku Bixinaya In Aan...
https://youtu.be/3Fv9yg1zab4
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in Maamulka Hir-Shabelle oo bilaabay qorsho uu ku tababaro Ciidamo ka qeyb qaata dagaalka ka dhanka...