Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Deg Deg : Ex Wasiirkii Maaliyada somaliland Samsam Cabdi Aadan...

0
Deg Deg : Ex Wasiir Samsam Cabdi Aadan Oo Ka Dagtay Muqdisho Iyo Ujeedada Socdaalkeeda . Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam...

VIDEO Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb galay Xuska Maalinta Caalimiga...

0
https://youtu.be/jmAHfGiu7MY Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu weynaynayey maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo...

Shir Ay Iskugu Yimaadeen Dhamaan Bahwadaagta Ku Midawday Maamul Wanaaga Oo...

0
WaSiirka wasaarada Arrimaha Gudaha JSL  Maxamed kaahin Axmed  ayaa Maanta Si  rasmiya U  Furay  shirka  Bahwadaagta Ku Midawday Maamul Wanaaga (Good Governance Sector) kaasi  oo Ka Qabsoomay Hoolka Shirarka Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo Imtixaan u furtay wakiilada Ganacsiga Dalka.

0
Wareysiga lagu qiimeynayo tayada wakiilada ganacsiga ee Soomaaliya u dirsan doonto dalalka caalamka ee xiriirka ganacsi ay la leedahay ayaa maanta waxaa uu ka...

Dhalinyaro Somali ah oo lagu dilay U.K

0
Koox ku hubeysan midiyo ayaa dhalinyaro Soomaaliyeed ku weerartay magaalada London ee dalka Ingiriiska laba wiil ayaa dhimatay mid kalana waxaa soo gaaray dhaawac...

Golaha Wasiirada oo Xil Muhiim ah u Magacaabay Cabdi Sheekh Axmed...

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi Sheekh Axmed, oo ah...

VIDEO Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumada Somaliya oo lagu magacaabay taliyaasha...

0
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta shir Deg deg ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa meel mariyay magacaabista Taliyaasha ciidanka Nabad sugida ,booliiska...

Muqdisho taliye gudaha garoonka lagula qabtay hal malyuun oo doolar sii...

0
  Sida laga soo xiganaayo masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowlada Federaalka Soomaliya ayaa  sheegayo in Xabsi guri la galiyey taliyaha KMG ee Nabad...

Camira man Muxudiin siidow qabiilka aan ahey dartii ayey wasaarada warfaafintu...

0
Waxaa Go’aansadey in aan Qalinkeyga ugu hiiliyo Walaalkey Muxyadiin Siidow Xaaji Xasan oo aan kawada mid ahayn Shaqaalihii Talifishinka Qaranka ka dib markii uu...

Dhageyso Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo xanibaad ku soo rogtay in uu...

0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahiim “Xaliimo Yarey” ayaa sheegtay in doorashada 2020-ka aysan wax talo ah ku yeelan doonin Odayaasha dhaqanka...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com