Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Madaxda Bangiga Adduunka ee Soomaaliya oo Kulan la qaatay Gudoomiye Enj...

0
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka...

R/W ku xigeenka oo Shir gudoomiyay kulan ku Saabsan Mashriicda Horumarinta...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Tacsi u diray qoyskii ...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa,...

Barnaamij daryeel caafimaad ah oo laga hirgaliyay deegannada ku xeeran Muqdisho...

0
barakacayaasha  Dhallinyarada iskood isu xilqaamay ee Mutadawaciinta Soomaaliyeed (Somali youth Volunteers for Development Association) ayaa hirgaliyay mashruuc caafimaad oo loogu magac daray Baxnaani. Mashruucaan ayaa billowday horraantii...

Koox burcad faagata Qabuuro lana baxday Meydka aasnaa !!!...

0
Warbaahinta dalka Zaambia qaarkood ayaa baahiyay dhacdo ay aad ula yaabeen dadka kunool dalkaasi, kadib markii koox burcad ah ay faagteen qabuuro lana baxeyn...

Land corruption inside Halane Involving international companies

0
Cases of rampant land acquisition through illegal means have increased in the present day MIA. Land is an important asset for development and one...

Wareegtadii ugu horeysay oo ka soo baxdo xafiiska gudoomiyaha cusub ee...

0
Wareegto kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaga Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng. Cabdiraxman Cumar Cismaan ‘Yariisow’ taasoo oo soo baxaday maanta oo ay taariikhdu...

RW Xasan Cali Kheyre oo jawaabo ka bixiyey dood su.aaalo lagu...

0
    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku saabsan ka hortaga iyo jawaab...

Dhageyso Cabdullahi cilmooge Xersi Kismaayo 5 sano ayaa Dhuxushii la...

0
Cabdullaahi Cilmooge Xersi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Saacid,isla markaana hogaamiya mid ka mid ah Xisbiyada dalka ka jira ayaa ka hadlay...

Xiisad ka taagan Magaalada nairobi mucaaradka oo Madaxweynenimo u dhaarinaya Raila...

0
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib markii hogaamiyaha mucaaradka ee Kenya, Raila Odinga uu sheegay in maanta oo tallaado ah...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com