News Somalisan
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shir-Madaxeedka 30-aad ee...
Shan waxyaabood oo iska badalay Villa Somalia tan iyo markii uu...
Villa Somalia waxaa ka muuqda is badal dhinacyo badan ah tan iyo markii furaheedda loo dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, 6 jeer oo aan...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Wareeto ku magacaabay xilal kala duwan...
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda...
Dhageyso Maxkamada Alshabaab oo Xukun dil toogasho ku fulisay Aaden Ibraahim...
Maxkamadda Alshabaab ee Bay iyo Bakool ayaa xukun qisaas ah ku fulisay nin ay ku eedeeyeen in uu yahay Gacan ku dhiigle lagna magacaabi...
Gudoomiyeyaasha dagmooyinka Gobolka banaadir ee ku fashilmay shaqooyinkii loo igmaday ayaa...
Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka walaacsan isbadal la filayo in lagu sameeyo Gudoomiyaasha degmooyinka, waxaana la saadaalinayaa in qaar badan...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira kulamada gaar gaarka ah ee uu la qaadanayo Madaxda Afrika iyo wakiilada Ururada...
Xasan Cali Khayre oo dalka dib ugu labtay ka dib safar...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Davos ee dalka Switzerland...
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad soo jiidatay Madaxda Africa ka jeediyey Shir-Madaxeedka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada...
Madaxweyne Farmaajooo Ethiopia kula kulmay António Guterres. Xooghaaya Guud ee Qarammadaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu qeyb galayo Shir-Madaxeedka Caadiga ah...
Dhageyso Ciidamada Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM oo sheegay in aysan...
General Cismaan Nuur Subagle Taliyaha Ciidamada AMISOM ee howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya oo la hadlayay Warbaahinta ayaa faah faahiyay qorshaha Amisom ee ka...