News Somalisan
Raiisal Wasaare Kheyre oo sheegay in aan dowlada Wax deyn ah...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay...
Meydad karfaneysan oo hor leh ayaa laga helay goob ganacsi oo...
Meydka 3 qof oo la karfanay isla markaana duugoobey ayaa laga helay goob ganacsi oo ku taalla Suuqa degmada Xamar-weyne gaar ahaan dhulka kawaanka...
Xildhibankii ugu horeeyey ee ka hadlay Kuna dhiiraday arinta kenya in...
Xildhibaan Sagal C/risaaq Isaaq Biixi oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka ah ee laga soo doortay deegaanada gobalka Gedo ayaa si kulul uga hadashay...
Galmudugta cusub oo u midoobay si ay shacabka canshuur uga wada...
Xili maamulka galmudug uusan Bulshada u qaban adeegii guud ee arimaha caafimaadka ,amaanka waxbarashada ,biyaha saraca beeraha IWM oo u kala siman yahay muumulada...
Warqad ka soo Baxday Xeer ilaalinta ayaa lagu ogeysiiyey Mudeynta Dacwada...
Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir aya dib u fureysa dacwada kiiskii loo heystay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo 21,kii Bishaan ay fasaxday Maxkamada Gobolka...
Qormo Xiiso leh Shaqaalaha Adduunkow Middowa W/Q Dr Abdulkadir Ali Bolay
Ururka shaqaalaha soomaaliyeed waa urur fac weyn oo aan ku soo koobi Karin qoraal kani runtii waxaa la aasaasay bishii Maajo 1949kii xiligii gumeysiga...
Xildhibaan Danjire Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh: AMISOM waa Nabad...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ku tilmaamay ciidanka AMISOM nabad-dhaliyayaal halka markii hore ay ka...
VIDEO Wasiirka Amniga Sanadkaan Sanadkiisa Waxaan rajeynayaa in ay tirada agoontu...
https://youtu.be/y3PD13ZOpI8
Wasiirka amniga oo ka hadlayay furitaanka xarunta agoonta booliska ayaa yiri waxan rajeyn sanadkan sanadkiisa in caruurta agoonta ahi ay ka bataan tirada ay...
Dil ka dhacay Muqdisho goordhweyd oo caawa ah
Kooxo hubeysan ayaa goordhawey ruux rayid ahaa ku dilay gudaha Xaafadda Towfiiq degmada Yaaqshiid ee Muqdisho ee Caasimaddda Soomaliya.
Dilka waxaa fuliyay labo dhalinyaro ah...
Dhageyso xukun dil toogasho ah oo MaxkamaddaAlshabaab ku fulisay...
Al-Shabaab ayaa meel fagaare ah ee deegaanka Iidaale gelinkii dambe ee maanta ku toogtay shan dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in la shaqeynayeen dowlada...