News Somalisan
Dhiganaha Dhaxalkii Madaxweyne Siilaanyo/Qormadii 1aad
,Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Kor U Qaaday Dhaqaalaha Dalka Waxaanay Ahayd Miisaaniyada Qaranka Wakhtiguu Dalka La Wareegay,30 Milyan Waxaanu Gaadhsiiyey 400,000 Kun Oo Milyan
2,Madaxweynaha Somaliland...
Dowlada Somaliya oo ku guuleysata Xabsi ka sii deynta Wariye Maxamed...
Dowlada Somaliya oo kashaneysa Safaaradda Soomaalida ee Addis oo ku guuleysatay siideynta Wariye Maxamed Aweys Muudey oo dadaal dheer ka dib oo in mudda...
Aqriso Liiska Golaha Wasiirada Somaliland iyo Qabaailada ay ka soo...
Magacyada Wasiirada & Beelaha ay kasoo jeedaan
1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse/Habar Awal
2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada...
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare Ayaa sheegay in ay Jiraan Wadaada...
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada...
Dhageyso Xildhibaan Mooshin saxiixay oo hadana ka laabtay iyo Sababta
ildhibaan Cabdullaahi Shaacir oo ka mind ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in uu ka mid ahaa Xildhibaano saxiixay mooshin ka...
Dhageyso Janaraal Muqtaar 18 dhimasho 15 dhaawac ninka isku qarxiyey Dugsiga...
Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ahna taliye ku xigeenka Ciidanka Jenaraal Muqtaar Xusen Afrax ayaa faah faahin ka bixiyay qarixii ismiidaaminta ahaa ee...
VIDEO Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada
https://youtu.be/AdcLWLeM3GM
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd.
Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka...
Xili Ay Muqdisho ka dhacayaan dilal Qorsheysan Qaraxyo iyo ismiidaamin ayaa...
Aaaway taliyaashii Ciidamada aaway gudoomiyihii Gobolka Banaadir aaway gudigii amniga aaway Maxkamadihii ma sharciga ayaa hurda Xalay ayay aheyd markii siyaabo kala duwan Magaalada...
Faahfaahin Dheeraad ah oo laga helayo Weerar ismiidaan ah oo ka...
War hordhac ah Askari ka tirsanaa Ciidamada Police-ka kana qeybgalayey Diyaar garoowga Munaasabada Ciidamada Police-ka Soomaaliyeed ayaa la sheegay inuu isku...
Muxuu salka ku hayaa khilafka Gudoomoyeyaasha Labada Aqal mooshinse maiska keeni...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday in la joojiyo shir uu qabanqaabinayo Guddoomiyaha...