News Somalisan
War deg deh ah Ergadii doorashada uga qeybgaleysay Magaca Soomaaliland oo...
Ergadii loo qorsheeyey in ay doorashooyinka dalka uga qeybgalaan maamulka Reer Soomaaliland ayaa gabi ahaanba iska diiday qaabka loo diyaariyey in ay u dhacdo...
Dhageyso Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir Ciidamada Shisheeye amaanka Muqdisho ...
Taliska Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA gaar ahaan kan gobolka Banaadir ayaa war lama filaan ah kasoo saaray amniga Muqdisho oo...
Shageyso Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir C/xakiin Fareey Ciidamada Shisheeye amaanka...
Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir C/xakiin Fareey oo wareysi siiyey Idaacadda afka dowladda ku hadasha ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka NISA oo...
Dhageyso Gudoomiyaha Gudiga doorashooynka dadban oo shaaciyey in doorashada dalka ka...
Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) oo ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Dalka oo qaar ka mid ah dadweynaha degan gudaha Dalka Kenya kula...
Dhageyso Axmed Madoobe waa xireynaa aroosyada iyo 4ta waalid sodohyada u...
Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo saaray awamiir cuub oo lagu xakameynayo gaadiidka aroosyada lagu galbiyo wuxuuna xusay in ay xirayaa aroosyada iyo weliba sodoga iyo...
VIDEOs Musharaxa madaxweyne faduma dayib Ma Noqon doontaa gabadhii ugu horeysay...
https://youtu.be/G7KjSS-PiY0
https://www.msn.com/en-us/news/video/the-woman-running-to-be-somalias-first-female-president/vp-AAiGxb9
https://www.youtube.com/watch?v=cScGRzjQO8M
http://www.bbc.com/news/world-us-canada-32981497
VIDEO dal laga cabo Kaadida Looda in ka badan inta aan...
https://youtu.be/tkOsgXHUGs0
https://youtu.be/lzqXv8dR-Tc
https://youtu.be/9W5Nzq1AYAI
Dad dagan magaalo ka mid ah dalka hindia ayaa la so wariyey in ay cabaan kaadida lo’da in ka badan inta soomaalidu kacabto Caanaheeda.
Waxaana...
Ma heysataa qori AK 47 ah Dabaalse ma garaneysaa si aad...
Su’aasha ugu horeeysa ay ku weeydiyaan waa maheystaa qoriga AK47 mana taqaana dabaal. Tani waa qaabka burcadbadeed ay ku qortaan malishiyadooda.
Axmed waa madaxa ladagaalanka burcadbadeeda...
Dhageyso Kenya oo fududeysay duulimaadyadii iyo Viisooyinka Bulsho weynta Soomaaliyeed ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saxaafada u sheegay in uu dowladda Kenya kala hadlay duulimaadyada ka duula magaalada Muqdisho ee la sii Marsiiyo...
War – Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran iyo Xasan Sheikh oo...
War – Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016 Muqdisho 06-14 Seteembar 2016
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 - 14 Seteember...