News Somalisan
Deeq ka timid Dowlada Shiinaha oo duleydka Muqdisho laga Qeybiyey
Safiirka Shiinaha oo sheegay in Gobolka banaadir u qorsheegay kaalmooyin kala duwan
Dowlada shiinaha dadka ayaa raashin ceeriin ku wareejisay dowlada somaliya si ay u...
Ilaaladi Cabdi weli Gaas oo qaarkood Garoonka Muqdisho lagu xirey
laalada Hogaamiyaha Puntland ee xafiltanka siyaasadeed kula jira Hogaamiyaha Galmudug C/kariin Xuseen guuleed ayaa maanta ka soo dagay garoonka magaalada Muqdisho, waxaana qaar ka...
Laascaano maxaabiis in la dilo ku xukuneyd oo xabsiga lagala baxay
Kadib markii shalay Magaalada Laas-caanood ay ka dhaceen rabshado sababay Gacan ka hadal oo u dhaxeeyay Booliska iyo dad shacab ah ayaa Maamulka Soomaaliland...
Michael Keating oo amray madaxda dowlada in 6-da bisha November wixii...
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in 6-da bisha November 2016, waxii...
Dowlada oo joojisay qaadka Muqdisho uga iman jiray Kenya inta lagu...
Dawladda Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u joojisay dhammaan duulimaadyada qaadka ee tagi jiray Soomaaliya laga billaabo barito oo Talaado ah oo bisha...
Maqaal: waa kuma aqoonyahan? faalo uu qorey garyaqan cabdiraxman dhego
Waa maxay aqoontu waase kuma aqoonyan ka aan doonaynaa marka hore aqoontu waa cilmiga ay dadku bartaan kuu doono ha ahaado sida ka maadiga...
VIDEO Ganacsade ka badbaaday qarax miino oo gaarigiisa loogu dhajiyey
Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa baahisay muuqaalka gaari miino ay ku xidhneyd oo ku qarxay wadada mashquulka badan ee maka Almukarama.
.Taliyaha Qeybta Guud...
Amb. Ameeriko oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka...
Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Amb. Maxamed Cali Nuur Ina Cali Ameeriko ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay inuu yahay Musharax...
VIDEO Drs Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo Muqdisho kaga Dhawaaqday...
https://youtu.be/eRTWs6ltq1U
Maanta oo ay taariikhdu tahay 4/9/2016 waxaa shir ay iskugu yimaadeen 135 qofood lagu qabtay Hotel Amiira ee ku yaalla Muqdisho.
Shirku wuxuu ku saabsanaay...
Madaxda ugu sareysa ee Dowlada oo haweenka u ogolaaday qoondada boqolkiiba...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay haweenka xubnaha ka ah Baarlamaanka...