News Somalisan
Sawirro Muujinayo sida ay aheyd goobta uu ka dhacay qaraxii lagu...
Waxaa xalay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ruxay qaraxyo xooggan oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa ayna xalay magaalada gashay...
War deg deg ah Xildhibaan Aamino oo ku geeriyootay Qarax ka...
Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Baladweyne xarunta gobolka Hiiraan sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka Hirshabeelle.
Qaraxa ayaa ka...
Cabdullaahi Goodax oo ku haray wareegii koobaad ee doorashada iyo labo...
Waxaa goordhaw soo gabagabooday wareegii koobaad ee doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP063 oo ay ku tartamayeen ilaa sagaal musharax, waxaana kursigan horey ugu fadhiyay...
War deg deg ah dagaalyahano hubeysan oo gudaha u galay...
Wararka dhiilada leh ee naga soo gaarayo gudaha garoo ka adan cade ayaa sheegaya in rag hubeysan gudaha dagaaronka ka dagaalamayaa lana maqlayo risaas...
Ruushka oo ku hanjabay in uu u adeegsan doono dagaalka Ukraine...
Ruushka oo ku hanjabay in uu u adeegsan doono dagaalka Ukraine Hubka Nukliyeerka
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Ruushka ay Duqeeymo ba’an ay ka geeysteen...
Ruushku waxa uu hayaa kayd dahab ah oo dhan $140 bilyan,...
Ruushku waxa uu hayaa kayd dahab ah oo dhan $140 bilyan, laakiin cidina ma doonayso in ay iibsato
Sida qiimaha saliida ceyriinka ah, qiimaha dahabku...
Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington, kana hadlay...
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo maanta Khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington University ayaa uu kaga hadlay Arrimo badan oo khuseeya xiriirka...
Ciidamada XDS ee Gobolka Hiiraan oo wacad ku maray in ay...
Taliyaha Qeybta 27aad ee ciidanka dhulka xooga dalka Somaliyeed Gen, Axmed Maxamed calasoow {Tareedishe} ayaa gaaray Degmada Buulaburde ee Gobalka hiiraan waxaana halkaasi ku...
Somaliland oo qaati bilaahi ka taagan deeqaha loo marsiiyo DFS iyo...
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo oo kusugan Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaaran kula qaatay...
Ciidamada DOwlada oo Alshabaab kula dagaalamaya Gobolka Bakool iyo faah faahin...
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Waajid oo oo...