Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Ciidamada Ukraine oo gacanta ku dhigay Krasno Yartsev, isagoo dhaawac ah

0
Ciidamada Ukraine ayaa qabtay duuliye Ruush ah oo horay uga qayb galay duqeymihii ka dhacay Suuriya. Bashaar al-asad ayaa gudoonsiiyey Bilad iyo hadiyado maadaama...

Shir looga hadlayay Abaaraha iyo macluusha dalka oo ka dhacay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray...

Shariif Xasan oo loo diiday inuu ka dhoofo Garoonka Aaden cadde...

0
Madaxweynihii hore ee Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa goor dhow lagu celiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana loo diiday inuu u...

Putin: “Cuno-qabateynta reer galbeedku waxay ka dhigan tahay dagaal la iclaamiyey”

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka digay in qarannimada Ukraine ay ku jirto xaalad halis ah, isagoo cuna-qabateynta ay reer Galbeedku saareen Ruushka la...

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamo gadood ka sameeyay Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan qeybo kamid ah waxaa xalay lagu arkay Ciidamo sheegay inay ka gadoodsan yihiin in Shaqsiyaad gaar ah loo...

Ciidamada Booliska oo Gacanta ku soo Dhigay 650 litir oo Maandooriyaha...

0
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay lix boqol iyo konton litir oo Maandooriyaha Khamriga ah oo la soo galiyay Magaalada Hargaysa. Maxkamadda Gobalka...

Tirada rayidka ku dhintay weerarada Ruushku ka wado Ukraine oo la...

0
Ugu yaraan 351 qof oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay gudaha Ukraine tan iyo markii ciidamada Ruushka ay soo galeen 24-kii...

Ruushka oo hanjabaad kulul u jeediyey Britain

0
Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka ayaa lagu sheegay Moscow iney illaawi doonin taageerada ay Britain u fidisay Ukraine. Warbaahinta Ruushka oo soo...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Doha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo uu ku tagay safar...

Guddigii loo xil saaray xaaladda Garbahaarey oo war cusub soo saaray

0
Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gabagabeeyay wadahadalladii iyo kulammadii...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com