News Somalisan
Arday Araga la’ oo dhameysatay dugsiga sare ayaa la kafaala qaaday...
ilaa 10 araday oo araga naafa ka ah oo u badan gabdho ayaa hay'ada Hormuud Salaam Foundation oo kaa shaneysa jaamacadaha dalka waxa ay...
Afar xubnood oo loogu darayo Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi
Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi ayaa la filayaa in Afar xubnood oo ka socda dhanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi loogu daro...
Warmurtiyeed Shirweynaha Beelaha Hawiye
Warmurtiyeed
Shirweynaha Beelaha Hawiye
Magaalada Muqdisho, 05/01/2021
Ka dib markii la arkay dhibaatooyinka ay ka mid yihiin:
1. Matalaad la’aanta Gobalka Banaadir
2. Amni darrada Baahsan ee dalka ka...
16 milyan oo doolar ayey dhaceen lamana xirin lamana soo qaban...
Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaaf adag oo soo kala dhex galay rugta ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo soo shaac baxay markii ay wasaaradda ganacsigu...
Nin waalan oo tooreey ku dilay wadaad quraan ku aqrinyey
Eebe Ha unaxaristo Sheekh Maxamed nuur faarax oo looyiqiinay (xoogsade)ayaa
lagu dilay. Dalka austrarelia Gar ahan Magalada Melbourne
Dilka Marxuumka ayaa lagu sheegay in uu Dilay...
Garyaqaan Maxamuud Axmed Xasan (Dalab) oo loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada sare...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, iyada oo Gudoomiye cusub la magacaabay.
Maxamuud Axmed...
Musharax Madaxweyne Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo shaaciyay sababta soo celceliya...
https://fb.watch/2Mj3VNax3D/
Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo kamid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in uu burburinayo dowlad Goboleedyada.
Waxaa uu...
Mareykanka oo duqeeymo alshabaab ka Dhan ah ka fuliyey koofurta...
WARSAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), wuxuu fuliyay labo duqeyn oo ka dhan ah al-
Xeryaha Shabaab ee agagaarka Kunya Barrow....
Wargalin Ku socoto beel weynta Xawaadle (DAAWO SAWIRADA)
Shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen magaalada muqdisho beesha alle gumar oo ka tirsan beelaha adeerada ee xawaadle
Waxaana ka soo qeybgalay waxgarad siyaasiyiin...