News Somalisan
Dacwadii Dowlada FDS oo lagu joojiyey dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa in mudo ah dacwad ka iyo ashtako ka waday arrinta dhismaha saldhiga Berbera, iyadoo dowladdu ku doodeysey in ay xadgudub...
AMISOM commander visits Burundi troops to assess progress in operations
The Deputy Force Commander in charge of Operations and Plans at the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Maj. Gen. Nakibus Lakara has said...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Daah-furay Tubta Qaran Ee Caafimaadka Dalka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka
Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa si rasmi ah u daah-furay tubta
qaran ee gaarsiinta caafimaad dhameystiran, kaas oo mawaadin kasta...
Xisbigaa I taager iyirow tu aan ku weydiiyo
Xisbigaa I taager iyirow tu aan ku weydiiyo ? madaxweyne taaj doonayow tu aa, ku weydiiyo ? xildhibaan su.aal taagan iyo tu aan ku...
Wax ka ogow magacyada Ambiyada da.da qoraalka iyo tirada wadan dadkiisa...
Dhamaantiin Walaalaha Muslimka ah iyo Saaxiibbada ..
Fadlan
Ha qorin ALLAH
Fadlan qor had iyo jeer "Allah"
Sababtoo ah ma jiro sharraxa ALLAH ee QURAN QARAX.
Ha dhihin "Masaajidka"
Had...
Salaada – Fariin qof kasta oo Muslim ah ku socota
Macalin ayaa weydiiyay Arday Fasalka Koowaad ee Dugsiga Hoose dhiganeysa: “Ii sheega waa kuwee kuwa aan Salaada Tukan?”
Jawaabo kala duwan oo saddex ka mid...
Madaxweyne Xaaf oo Magacaabaya Gudiga Doorashooyinka Galmudug iyo faramaajo oo ku...
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug si uu usoo xiro...
Idaacaduhu Waa u muhiim bulshada sababa jira owgeed
Ololayaasha Facebook-ga ka socda lagama oga dalka iyo degaannada ay quseeyaan. Badanaa dadka farriinta loo dirayo maba haystaan Internet.
Qof farriintiisa u sammaysanaya xayaysiis,...
“Maalin tiriska kaalandarka bulshada islaamka
Mudane/Marwo waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa qormo kooban oo ka hadlaysa taariikhda hijrigaa iyo aasaasiddeedii, baahiyaha keenay in la sameeyo taariikh u gaara islaamka,...
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdigiisii oo Muqdisho ku laabtay
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya kadib 13...