Home Authors Posts by somalisannews

somalisannews

somalisannews
262 POSTS 0 COMMENTS

Dhageyso Malxiisad Ku Sugan Hargeysa Oo Nin Isku Bedashay

0
Haweeney oo Ninkii ay Jecleyd Malxiis ka dhigatay Arooskeedii Magaalada Hargeysa Dhacdadaad layaabka leh ee lagu arkay magaalada Hargeysa oo fajaca gelisay Bulshada qeybaheeda kala...

Dagaal ka bilowday goob isbaaro taalay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Dhowr Qof Oo Ku Dhaawacantay Iska Horimaad Ka Dhacay Suuqa Kaaraan Wararka naga soo gaarayo Suuqa Weyn ee Degmadda Kaaraan  ayaa waxay sheegayaan inay Ciiddanka...

Dagaal qasaare nafeed geystay oo ka dhacay Magaalada marka cadey

0
Dagaal la isu adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka oo ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose . Qaar ka mid ah dadka...

HD FULL VIDEO Magacaabista Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre

0
https://youtu.be/eUmlWF9jqAk Madaxweynaha dowlada faradaalka somaliya Maxamed Cabdulaahi  Farmaajo Ayaa wareegto ku magacaabay Xasan Cali kheyre in uu qabto Xilka raiisal wasaaraha dalka Somalia . Madaxweynuhu wuxuu...

Waa kuma Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda dimuqraadiga federaalka Soomaaliya mudane Maxamed ayaa mudane Xassan Cali Kheyre si lama filaan ah ugu magacabay raiisulwasaaraha Somalia. Shaqadii ugu dambeysay ee Mudane...

Madaxweynaha Soomaaliya oo riyaad kula kulmay Boqorka dalka Sacuudiga kana wada...

0
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray waddanka Sucuudiga, kaddib markuu caasumaad...

Taariikh kooban Raisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre

0
Madaxweyne Maxamed Cabbdulaahi Maxamed ayaa arroornimadii hore ee saaka waxa uu Xasan Cali Khayrre u magacaabay raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya, haddaba waa kuma Xasan...

Maxweyne Faramaajo oo ku dhawaaqay in uu raiisal wasaare u magaaabay...

0
  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa Ra’isulwasaaraha dowladda Soomaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Mudane, Xasan ayaa waxaa uu sanado badan uu kasoo shaqeynayay bani’aadanimadda...

Madaxweyne farmaajo Safaaradaha ku dhexyaal madaxtooyada waa in ay Mudo Kooban...

0
Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia uu amar ku siiyey safaaradaha shisheeye ee degan madaxtooyada Soomaaliya inay muddo...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com