somalisannews
Dalka Filand oo ruushku diyaariyey ciidamadii weerari lahaa haduu ku biiro...
Ruushka ayaa sheegay inuu ku qasbanaan doono inuu qaado “tallaabooyin aargoosi ah”, haddii dalka deriska la ah ee Finland uu ku biiro gaashaan buurta...
Wararkii u dambeeyey dagaalka Dhuusamareeb oo sii xoogeystey ciidamo mareykanku tababaray...
Wararkii u dambeeyey dagaalka Dhuusamareeb oo sii xoogeystey ciidamo mareykanku tababaray oo ku biiray iyo Khasaare ka dhashay oo kordhay natiijo la.aana ku dhamaandoono
Waxaa...
Taliyaha ciidamada Maraykanka ee jabuuti oo ka dagay hargeysa
Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaaliland waxaa soo gaaray Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Maraykanka, kuwaas oo ka yimid waddanka Jabuuti.
Wafdigaan oo diyaarad Millateri...
Alshabaab oo madaafiic hoobiyeyaal ah ku garaacay deegaanka Biyo-cadde
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay xilli dambe waxaa ay weerar hoobiyeyaal ahaa ku qaadeen degaanka Biyo-cadde oo u dhow degaanka Ceelbaraf ee Gobolka...
Dhuusamareeb & Guriceel oo laga barakacayo sabab la yaab leh
Waxaa xalay ilaa saaka barakac xoogan uu ka socdaa degmooyinka Dhuusamareeb & Guriceel ee gobolka Galgaduud kadib dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay sameeyeen Ciidamada...
Ciidamada Israa’iil oo ‘toogasho ku dilay’ suxufiyad ka tirsan Al-jazeera
Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, sida...
Full VIDEO Wariyayaal loo diiday tabinta tooska ee hadal jeedinta teendhada...
https://youtu.be/oMuADRNgmsw
Hadal jeedinta musharaxiinta lacagaha badan kubay ee kuraasta kaliye la hadlay goob aan xildhibaan kii ay codka ka redeem ka maqan yahay macslaamaama 40.000...
Full VIDEO Maalmaha Ciida iyo Damaashaadka Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho
https://youtu.be/fBv1hM8HlZ0
Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf oo Buuxisay Sharuudaha qaatayna Shahaahdada Muraxnimo
Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.
Marwo Yusur Abraar Waxaa Lagu Xasuustaa Iney Diidey Boobka Xoolaha Umadda...
Marwo Yusur Abraar Waxaa Lagu Xasuustaa Iney Diidey Boobka Xoolaha Umadda Halka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku Caan Baxey Xatooyada Xoolaha Shacabka Soomaaliyeed. (...