sid ay sheegayaan wrarka inaga soo gaaraya Magaalada Balvine ee dalka South Africa waxaa xiran ganacsigii iyo isu socodka dadka iyo dagaadiidka sidoo kalana waxaa xiran goobaha ganacsiga ee ay leeyihhiin dadka
ka soo gaootiga ah Jawiga ayaad Aaad U cakiran Kadib markii Ciidamo kala duwan oo iskugu Jira Police Malatery Iyo Emigration Ay iskugu Soo baxeen Xafada ay Somalia ugu Badantay ee Billville Eee Dalkan South Africa.
Guud Ahaan Ma jira Wax dhaq dhaqaaqa ganacsi ah Magaalada Cid geli karta iyo cid ka bixikarto ma jirtp waana Leys Qabqabanayaa.
Dadka ayaana la weydiinayaa Sharciga ay ku jogaaan wadanka iyo midka ay kus oo galeen Sida Passporka ma jira Wax Haysto sharci markii lagareebo Dad yar
xalka ayaa ah mid Adag.
sida uu ku soo waramayo wariyaheena dalka South Africa Muuse Mohamed nabadoon.
Waxaaa La Qabtay Dad badan Oo ilaa hada u xir xiran Ciidan police ka Waxa Ay Howgalka bilaabeen Xalay Sàqdii dhexe waqtiga Salaada Subax
Waxa uuna Soo gaba Gaboobay Waqtiga Ay Qoraxda sii dhaceyso Waxaaana jira Dhalin yaro Badan Soomali ah kuwaas Oo Sharci la’aan Ahaaa maaaha Markii ugu Horeysay ay Howgalkaan Sameyaaan waxayna sanadkasta dhamaadkiisa sameyaan howlgal midkaan oo kale ah dsnsns ls xirirta Ciidakirimishka Waa Sanadka Bisha ugu Dembaysa