Home Afsomali Booliska Puntland oo Bur buriyay Warshad lagu sameeyo Khamriga

Booliska Puntland oo Bur buriyay Warshad lagu sameeyo Khamriga

Taliyaha Saldhiga Bartamaha Bosaso dhamme Cabdilaahi Faras iyo ciidamo uu hogaaminayay ayaa Xalay sameeyay Howlgalo ka dhan ah Maandooriyaha waxaana inta ay howlgaladu socday lagu burburiyay Warshad khamriga lagu sameeynayay oo ku taalay mid ka mid ah xaafadaha Bosaso.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu yiri’.

” Taliyaha Saldhiga Bartamaha Bosaso dhamme Cabdilaahi Faras iyo ciidamo uu hogaaminayay ayaa Xalay sameeyay Howlgalo ka dhan ah Maandooriyaha waxaana inta ay howlgaladu socday lagu burburiyay Warshad khamriga lagu sameeynayay oo ku taalay mid ka mid ah xaafadaha Bosaso ” ayaa lagu yiri qoraalka .

Muddooyinkii dambe degano ka tirsan Puntlaand waxa ka jiray Hawkgalo lagula daagaalamayay  dadka ka ganacsada Maandooriyaha iyo kuwa Isticmaala.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.