Home Afsomali CABASHADA BEESHA REER WARFAA AYKA KAQABAAN SAAMI QAYBSIGA SIYAASADEED EE BEELAHA FARAX...

CABASHADA BEESHA REER WARFAA AYKA KAQABAAN SAAMI QAYBSIGA SIYAASADEED EE BEELAHA FARAX (SALEEBAAN, HABARGIDIR)


Beesha Reer Warfaa waxay ka cabanaysaa saami qaybsiga siyaasadeed ee Beelaha Farax (Saleebaan, Habargidir). Waxa dhacday laga soo bilaabo dawladii dib ukabashada ee uu Hogaaminayay Madaxweyne Cabdiqaasim salaad, 2000, ilaa iyo dawlada maanta ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in aanay waxba ka helin saami qaybsiga siyaasadeed ee ay xaqa ulahayd, iyadoo labarbardhigayo Beelaha kale Walaalahood ee Farax xilalkey ka heleen ilaa hada. Waxayna ku cadahay shaxda hoos ku lifaaqan sida xilalka lookala qaybsaday ilaa maanta

NUMBER DAWLADA WASIIR/XILDHIBAAN/AGAASIME/IWL
MADAXWEYNAHA FARAX WARFA
1 MAXAMED CABDULAHI FARMAAJO 7 0
2 XASAN SHEEKH 9 0
3 SHEEKH SHARIIF 10 1
4 C/LAAHI YUSUF 4 0
5 CABDIQASIM SALAD 4 0
TOTAL 34 1


Beesha Reer Warfaa waxay ixtiraamaysaa in wax lawada leeyahay, intaana tanaasulaysay, Maantana waxay diyaar u tahay in ay xisaabtanto oo qaadato saamigeeda siyaasadeed, taas oo aysan cidna u daba joogsanayn, maadama ay soo samirtay wakhti dheer si loo helo Qaran Soomaaliyeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.