Home Afsomali Ciidamadda Booliska oo soo qabtay Askari qof shacab ah ku dilay degmada...

Ciidamadda Booliska oo soo qabtay Askari qof shacab ah ku dilay degmada Deeyniile

Taliska Ciidanka  Booliska Gobolkaa Banaadir ayaa Faah FaahFaahiyay Hawlgal lagu soo qabtay Askari lagu soo Eedeyay in qof shacabka ah uu ku dilay degmada Deeyniile.

War qoraalka oo ka soo baxay Taliska qaybt Guud ee Booliska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in Ciidanka  Booliska Saldhiga  degmada Deeyniile in ay gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Xabad ku Fakiyay Maamo Soomaalilyeed ,xabadaas oo sababtay Dhimasho waxaana la horgeyn doonaa Cadaalada ayaa lagu yiri ‘ qoraalka Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir.

‘Alle ha u naxariistee , Haweeyneyda  u geeriyootay Xabada ka Fakatay Eedeeysanaha ayaa lagu magacaabayay Farxiyo Nuur Maate  , lamana oga sababta keentay in Eedeeysanaha oo Akari ah ay xabad uga fakato Haweeneyda geeriyootay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.