Munaasibadaan oo aheyd mid tababarka ciidan loogu soo xirayey cutubyo ka mid noqday ciidamada xooga dalka somaliyeed ,gaar ahaa ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandowska sheikh danab
,ayaa xirtaankii tababarkooda waxaa ka qeybgalay taliyaal iyo saraakiil ka tirsan ciidan xooga dalka oo uu ugu horeeyey taliya ciidamada xooga dalka janaraal Maxamed Adan Axmed dhagacade .
Cutubyadaan ciidanka danab ku biiray ayaa mudo tababar ciidan uga socday dugsiga tababaarka ciidanka oo dhawaan loo bixiyey dugsiga tababarka janaraal dhagabadan.
Kumandowskatabarka dhameystay ayaa soo ban dhigay gaada kacayaar tabta dagaalka iyo xirfado kale oo ay barteen intii ay u socotay barashada xeeladaha ciidan taa muujineysa sida ay ugudiyaar garoobeyn difaaca dalka iyo dadka somaliyeed.
Taliya dugsiga tababarka ciidamada xooga dalka somaliyeed cabdulaahi cali caanood ayaa uga waramay saraakiisha tababarka ciidanka u soo xireysay wuxuuna xusay inay qaateen tababar ciidan oo dhameystiran .
Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed janaraalk Maxamed Adan Axmed dhagace oo ciidanka u jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa ayaasheegay in ciidamada xooga dalkasomaliyeed looga fadhiyo inay dalka nabad ku soo dabaalaan .
Tan iyo wixii ka danbeeyey dhicitaankii dowladii dhaxe ee dalka ciidamada xooga dalkawaxaa soo garay burbur xoogan waxaana haatan laga dareemayaa in ay ka soo kabanayaan
Cabdi Naasir Diin liked this on Facebook.
Abujacfar Mohamed Muse Ahmed liked this on Facebook.
Liiban Jeebadiid liked this on Facebook.