Home Afsomali Full VIDEO Ciidanka Haramcad ee Bolice ka sida gaarka ah u tabbaran...

Full VIDEO Ciidanka Haramcad ee Bolice ka sida gaarka ah u tabbaran oo tababar u so xirey Gabdhihii ugu horeeyey ee ka mid noqonaya ciidankaas

Ciidanka Haramcad ee Bolice ka sida gaarka

ah u tabbaran oo tababar u so xirey Gabdhihii ugu horeeyey ee ka mid noqonaya ciidankaas

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka Turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo dhamaystay tababar ciidan kuwaas oo ka mid noqonaya Ciidanka Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad.

Munaasabadan ayaa waxa ka qayb galay masuuliyiin ka kala socotay Dowladdaha Turkiga iyo Soomaaliya, kuwaas oo uu ugu horeeyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya, Taliyaha Ciidanka Booliska Turkiga, ku-xigeenka Arrimaha Ciidamada Safaarada Soomaliya ee Turkiga,duqa magaalada Cankiri iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada Haramcad.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya ayaa xusay muhiimada ay u leedahay Soomaliya dhismaha Ciidamada Booliska isagoo sidoo kale uga mahadceliyey Dowladda Turkiga Taageerada ay u fidiso dhismaha Ciidamada Soomaliya.

Previous articleDil ka dhacay xaafada buulo barey ee Magaalada Muqdisho
Next articleDowlada mudo xileykeedii dhamaaday oo sii xaraashaneysa dhulka danta guud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.