Home Afsomali Codod Sir ah oo  isu gudbiyeen Muuse Biixi iyo Taliye kaahin  ka...

Codod Sir ah oo  isu gudbiyeen Muuse Biixi iyo Taliye kaahin  ka Bolice ka Somaliland oo ku saabsan xasuuqa dhulbahante isagoo leh jugtaan jug baa  ka horeysay

https://youtu.be/F9OFGGecUHk

 

Codod Sir ah oo  isu gudbiyeen Muuse Biixi iyo Taliye kaahin  ka Bolice ka Somaliland oo ku saabsan xasuuqa dhulbahante isagoo leh jugtaan jug baa  ka horeysay  oo uu ula jeeday bulbahante wuxuu qeyb ka ahaa duulaankii lagu burburiyay hargeysa sidaa darted shaqiyaadka wax galka ah beesha haga mariyo markaa dumarka iyo ciyaalka dhagaxa tuurayo iskood ayey u joogsanayaan dadka indhaha bulshad ah mudo markii ay joogaanba 2 ilaa sadax qof madaxa halaga jabiyo cid kasta oo beesha shir u qaban karta ama wax u sheegi karo waa in laga taqaluso ,sirdoonkuna waa in uu si ficaan u shaqeeyo intaa marka la fuliyo gobolka dad cusub baan ku beereynaa oo ogol gooni isu taaga Somaliland laascaanana horey inagaa laheyn .

Dee jugta jug baa ka horeysaye arxan yaan loo galin hada kuwii noo shiqeynayey ee martida inoo ahaa sida wasiirku sheegyadii xoogaa lacago ah ha loo dhiibo si ay u kala yar dejiyaan kuwa qeylinaayo dadkaanu waa dad marka ay wax cunaan iska iloobayo wixii soo marey .

Markaa weynu ka dhameyneyna dhulka haddii alle idmo dad kale ayaan ku beereynaa deegaanka ,xiyaa waxaan bilaabeynaa guryo in aan ka dhisno laascaanood hoos hoos beyna u socdaan marka madaxweyne howshu sidaas ayey ku soconeysaa ,sirdoonkuna si fiican ayey u shaqeynayaan

Marka taliye kaahin baa sidaa yiri iyo muusaa sidaa yiri wax macno ah oo ay sameyneyso ma jirto macnuhu waa sidaa howshu ha u socoto .

Waa la socotaa dhulkii hada waa ka qaxeen oo waxay isku shubeen xagaas iyo Ethiopia dhulka waa in laga dhameeyo weliba dadkooda wax galka ah waa in nag laga dhigo sirdoonkuna si fiican howlo fican ayuu ha yaa marka ay daalaan dumarka iyo dhalinyarada sirdoonku ha xirxiraan qaarka dumarkooda ha guursadaan si ay buuqa iyo qeylada u daayaan ,madaxweyne howshu wey soctaa iminka arinkane waa la soo afjarayaa .

Kuwii xunka ahaa ee dugaaga ahaa ee halkaan inala joogay xoogaa lacago ah ayaan u qeybinoo waxaan ku niri arinta dajiya sidaas ayey howshu ku soconeysaa madaxweyne ,sidoonka halagu fasaxo si ay dadka wax galka ay wax na u qaxaan waxna gacanteena ku baxaan oo aan leyno oo aan aakhiro u dirno

Marka madaxweyn howshu sidaas bey ku socotaa ilaa iyo hada waxana waa iska dhamaanayaa dumarka iyocaruurtune maalmo kooban ayey dhagxaannta tuurtuurayaan marka danbane arintu waa iska dageysaa oo fartey doonaan baan u aqrineyaa madaxweyne intaas baan rabay in aan kula wadaago

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.