Home Afsomali DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Galmudug oo la wareegay degaanka Maarsamage oo dhawaan ay...

DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Galmudug oo la wareegay degaanka Maarsamage oo dhawaan ay Al-shabaab burburiyeen Shirkadihii Isgaarsiinta

Ciidamada Amaanka maamulka Galmudug Ayaa saakay la wareegay degaanka Maarsamage oo dhawaan ay Al-shabaab burburiyeen Shirkadihii Isgaarsiinta.

 

Sidoo kalena waxay Goordhow Isku Hareereyey Deegaanka Qalaanqal Halkaasi Oo Ay Fariisin Weyn Ku Leeyihiin Dagaalamyaasha Al-shabaab.

 

Ciidamada Hareereyey Saldhiga Dagaalamyaasha Al Shabaab Ee Deegaanka Qalaanqal Waxaa Ka Mida Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Iyo Ciidanka Xooga Dalka

 

Howlgalkaan ayaa ka socda Deegaanka Maarsagame Iyo Deegaanka Kale Kuwaas Oo Dhibaato Weyn Loogu Geystay Dad Badan Oo Reer Guuraa ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.