Home Afsomali Full VIDEO Maamulka Xarunta shifaaul Casiis oo bilaabay Quraan saar lacag la,aan...

Full VIDEO Maamulka Xarunta shifaaul Casiis oo bilaabay Quraan saar lacag la,aan ah

Maamulka cilaajka shifaaul casiis oo bulshada u balan qaaday quraan saar lacag la.aan ah

Xaunta Cilaajka Shifaaul Casiis

Waxay diyaar u tahay la dagaalanka jinka sixirka isha iyo wax u qabashada Bukaanada la ildaran xanunada kale sida Sokorta dhiig karka iyo wixii la mid ah

Waxaa ayna si lacag la,aan ah Quraanka ugu daaweyneysaa bukaanada xarunta taga kuwaa aan awoodinta Xarunta in ay tagaana guryahooda ayey ku booqaneysaa

Sida uu shiri jaraid oo uu ku qabtay xaruntiisa Magaalada Mudiisho warbaahinta ugu faahfaahiyey maamulaha xaunta Sheikh Nuureyn Barre Maxamuud

Mar aan xarunta soo booqaney Ayaan kula kulanay dhibanayaan badan oo laga quraan saarayey xanuunada ka dhasha sixirka jink aiyo isha

Previous articleFull VIDEO Ispital lagu daweeyo Cudurada bawaasiirta dheefshiidka iyo fiiskolaha oo dhaqtar siiriyaan ah ka furey Muqdisho
Next articleAmarka ganaaxa Afxirka oo lagu tilmaamay mid aan laga firsan lacagtana Qof ama Askari talephonkiisa lagu shubayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.