Maasha allaah walal alle haku sharfo sidee u aragtaa hadii aan ku xasuusiyo inan xusno nabigeni mohamed waaa jimce badii ku salinta nabi mohamed scw
ssc: Is barbar dhig (maalinta *arooska* iyo maalinta *Xabaasha* )
1:Habeenka arooska aad ayaad u fataxsanty nolosha cusub ee ad gashy awgeed 😪lkn habeenka xabaasha aad ayaad u argagaxsanty
2:Habeenka arooska waxa ad xidhataa dhar cusub qurux badan udug badan 😥 Habeenka xabaasha na kafan cusub oo uduggii maydka ku cadaraysan ayaa laguu xidhaa
3: Habeenka arooska waxa lagugu qaadaa gaadhi xarrago oo loo shidaa bidhbidho (israaca) hoonka na waa la tumaa in badan iyada oo la faraxsanyahy
😥lkn maalinta xabaasha waa gaadhi an xarrago ahayn bidhbidhaha na waa la shidaa iyada oo la murugaysanyahy
4: habeenka arooska waxa kula socda Qof minxiis kuu ah 😥lkn habeenka xabaasha waxa minxiis kuu ah *camalkaagii*
5: Habeenka arooska waxad gashaa qol qurux badan oo udug badan oo iftiin badan 😥 lkn habeenka xabaasha waxad gashaa qabri madaw badan oo wada ciida
6: Habeenka arooska marka laga ciyaaro waa lagaa adiga iyo ooridaada lkn subaxa ayaa lagugu soo noqdaa markale si farxad leh
lkn habeenka xabaasha waxa la idiin kala tagaa adiga iyo camalkaaga hadii lagugu soo noqda na waa lagaa dul murugoon uun
7: isku soo duudboo Aduunyo wuxuunbay ku danbay xabaal iyo meel aan wehel lahayn camalkaaga mooyaane Ka shaqayso tan waa laga soconayaaye
Dadka sii xasuusi geerida ssc: *_Hadii aad ogtahay walaalkaa ayaan ogayn ee faafi._*
1- Ma ogtahay in ducadaadu Noqoneyso mid la aqabli, marka aad duceysato aadaanka iyo iqaama inta udhaxeeyso.
2- Ma ogtahay ? Halkee ayaa dembigaaga ladhigaa marka aad tukanayso?
Rasuulku (NNKH) wuxuu yiri (qofka markuu saladaada galo dambigiisa waxa la saaraa madixiisa iyo qoortiisa, markasta oo uu sujuudo ama rukuucana wuu ka daataa).
kan rukuucda iyo sujuuda dadajiyow dheeree rukuucdaada iyo sujuudaada si dambi badani kaaga daato oo ajrigaas haka tagin. Qofka cilmi qariya qiyaamaha naar ayuu ku noqdaa!
3- Ma ogtahay? haweeney saalixa ah ayaa dhimatay. Qabrigeeda udgoon aya kasoo uri jiray marka ay dadku agmarayaan, ninkeedii ayaa wuxuu yiri Suuratu Al-(mulk) iyadoon aqriyin ma aysan seexan jirin.
Bishaarayso qofkii aqriskeeda caado ka dhigtow kuna dadaal cadaabul qabriga ayaa looga bedbaadaa. Usheeg qofkii aad jeceshahay anigaba waan idiin jeclahay waana idiin sheegay!
4- Ma ogtahay? hadii aad aayatulkursiga aqriso salaad kasta gadaasheeda adiga iyo janada mowdka ayumbaa idiin dhexeeya!
5- Ma ogtahay? Salaada markaad tukato hadegdegin; meshaada fadhi intii muddo ah waayo malaa’igta ayaa rabigaa kuu baryeysa.
(ilaahow xusuusintayda sadaqa jaariya ah iiga dhig aniga iyo waalidiintayda iyo qofkii dira).Asc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view