Home Afsomali Dagaal ka socda degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Dagaal ka socda degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Dagaalka oo aad u xoogan ayaa waxaa uu ka socdaa degaannada Baareey iyo Dhoqor oo dhaca Jiinka Wabiga isla markaana hoostaga magaalada Beledweyne, wuxuuna u dhaxeeyaa Ciidamada degaanka & Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markiiĀ  Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka ay weerar ku qaadeen fariisin Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanada Baareey iyo Dhoqor.

Wararka la helay ayaa sheegaya inĀ Ciidanka dib-u-xoreynta deegaanka ay bur-buriyeen Dooman Al-Shabaabu isticmaali jireen in aay ciidanka ku kala gudbistaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.