Home Afsomali Dagaal ka socda duleedka degmada Xarardheere

Dagaal ka socda duleedka degmada Xarardheere

Ciidanka xoogagga dalka iyo xooggaga deegaanka ayaa weerar culus ku qaaday deegaanka Bacadka faarax Aadan iyo degaan kale oo dhanka qorrax u dhac kaga beegan degmada Xarardheere masaafo 10 KM.

Howlgal xooggan ayaa wali socda waxaana halkaasi ku sugnaa oo la weeraray xubno katirsan Al-Shabaab.

Saraakiil katirsan ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in weerarka uu ka dambeeyay kadib markii ay war ka heleen in Al-Shabaab isku aruursanayeen degaanka Bacadka Faarax Aadan, isla markaana weerarka ay khasaaro ku gaarsiiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.