Kulankaan oo ahaa mid ay soo abaabuleen Xubnaha xilka ka waayey Dowlada farjaamo ee ku bahoobay duminta iyo wax ka sheegida xukuumada talada heysa ayaa waxaa looga qeybgalay si dadban iyo si toos ah iyada oo ay u suurtoobi weyday in uu u dhaco sidii la rabey taasi bedelkenada saxaafadu dib ugu celishay kulanka oo la mid ah midka ay iskuugu yimaadaan xildhibaanada mooshinka quuta
waxaana goobta soo xaadirey kooxo fikirka aragtidiisa mid ka duwan heysta
bilowgii kulanka ayaa la sheegay ajandaha looga hadlayo oo ahaa dood furan oo u dhaxaysa saxaafada siyaasiyiin iyo abaabulaha mr Qaswade Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo isagu laftii qiray in dowladu ka soo xirtay dhaqaalihii u ka heli jiray dowlada Emirates
Cabdiraxmaan ayaa u muuqday inti shirku socday sida awr dabar la,aan dhacay oo iska doobinaya wuxuuna saxafada ku sheegay in ay u shaqeyso sida eyda oo kale mataalkaasina waa mid gef ku ah bahda saxaafada mana jirin saxafi ka jawaabo
shirka u soo qaban qaabiyey ayey ku sheegeen qaar ka mid ah ka qeybgalayaashu in uu yahay mid uu ku muujinayey inta ay la egyihiin taageerayashiisa uguna faanayey dadkii dunida ka daawanayey iyo kuwii ay isla soo abaabuleen
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame wuxuu sheegay in saxafiyiintu waxba aqrine waxna qorin loona baahan yahay in ay meel kasta galaan soo bandhigaan siro kasta oo jira
codbaahiya oo lagu soo dhaweynayey shaqsiyaad gaar ah darteed ayaa dadka qaar laga cududr daartay cid kasta oo la is lahaa goobtay amey duqeyn ka geysataa
saxaafada oo ayeyd mid la soo xulay iyo kuwa kale ayaa mar qurey kuwa camirtay abaabulaha dooda aan xaq iyo xalaal aheyn ee uu qabtay waxaana uu madasha kala kulmay waji gabax iyo ceeb weyn
dadka qaar ayaa soo qorayey in dhaqaale uu siiyey shaqsiyaad danahiisa u adeega taas oo isaga amaan u noqon karta maadaama ka soo qeybgalayasha uu u awoodi waayey xitaa in uu casho u dalbo sida goobta ka muuqatay
in badan ayuu isku dayey in madasha laga baahiyo ereyo dowlad diid ah balse taasi dhag jalaq looma siin waayo dadka ka soo qeybgalay ayaa ahaa kuwa dareen siyaasadeed ka qebay sirta iyo ujeedka kulankiisa ka danbeeyey waxaana xitaa la su.aalay adiga waa ku aragnaaye wax nooga sheeg cida ka danbeysa ee daaha gadashiisa kaa hageysa
su.aalihii la weydiiyey waxa ka mid ahaa in ay jiraa dad uu lacago ku siiyo in ay dowlada caayaan ama ay dhaliilaan
aqyaartii ugu su.aalaha adkeed waxaa la ii sheegay in qaarkood loo hanjabay lagana dalbaday in ay raali galin ka bixiyaan ereyadii ay masulka kula hadleen
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame dadka qaar waxay ogsoon yihiin kaalimaha uu siyaasada kaga jiro isaguna kama haro oo wuxuu mar kasta ka dhax muuqdaa musharaxiinta u tartameysa xilka madaxweynenimo ee dalka hadana rajo lagama qabo in uu isku xishooda uu uu ka dhaxbaxo maadaama u siyaasadii ku fashilmay
kulanka ayaa ku soo gabagaboobay natiijo la,aan ceeb iyo waji gabax
Hoos ka daawo dooda oo dhameystiran
hoos ka dhageyso heestii awr dabar la.aam dhacay ee faarax guuleyd
Heestii Uabaxii Baxaayow sowdigaa Abaarsaday
waa aduunyo qosal kuma idlaatee ila arag axway iney urugo leedahay