Home Afsomali Dhageyso Ciidanka Xooga dalka Qeybta 52aad oo guulo ka sheegtay howgalo ay...

Dhageyso Ciidanka Xooga dalka Qeybta 52aad oo guulo ka sheegtay howgalo ay sameyeen gobolada hiiraan iyo galgaduud

Axmed Maxamed Tareedisho taliyaha Guutada 52,aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo Baladweyne Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in  ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay u diyaar garooben dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in Maalmihii la soo dhaafay ay ciidamada ay howlgallo ka wadeen deegaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Hiiraan isla markaana ay guul ka gareen.

Sidoo kale wax uu hadalkiisa intaas ku daray in iyaga oo ka jawaabaya hadalkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay u diyaar gareebeen in ay Al-Shabaab ku qaadaan farsiimaha ay ku leeyihiin Gobolada Galgaduud Hiiraan iyo qeybo ka mid ah Shabeellaha dhexe.

Hoos Ka Dhageyso Shirkiisa Jaraa’id.

 

dhanka youtube a  ttps://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.