Home Afsomali Dhageyso Codka Caasha Geelle Diiriye oo faahfaahisay sababtii puntland u diiday la...

Dhageyso Codka Caasha Geelle Diiriye oo faahfaahisay sababtii puntland u diiday la kulanka Khyre ka boqo tafaasiisha warkaa

Wasiirka arrimaha haweenka ee Puntland, Caasha Geelle oo golaha wasiirada puntland waxbixin ka siineysay safarka Raiisal wasaare kheyre ayaa sir badan kashiftay sheegtayna in dabin uu ka booday loo dhigay kana xeeladeystay

Kheyre fariinta uu u diray maamulka Puntland maxay xambaarsaneyd

Si quman u dhigeyso codkeeda yaa ka danbeeyey ka danbeeyey in la isku khilaafo soo dhaweynta kheyre ee Waqoyiga gaalkacyo

Madaxweyne dani muxuu ka yiri oo uu ku saleeyey cudur daakiisa ?

Wasiiradii uu direy dani maxay isku Afgaran waayeen protocol ka kheyre

Wasiiradee diidmada bilaabay halkee iska qaban weynday in lagu heshiiyo soo dhaweynta iyo la kulanka kheyre

Ugu danbeytiina waxay u bandhigtay maamulka Puntland In ay dowlada fadaraalka ah la macaamisho ama si toos ah u diiday in ay wax ku darsato taasi oo aan looga jawaabin weli

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.