Home Afsomali Dhageyso Culumada oo ku baaqday in la joojiyo dhamaan Munkaraadka

Dhageyso Culumada oo ku baaqday in la joojiyo dhamaan Munkaraadka

Gole ay ku mideysan yihiin Culimo Soomaaliyeed Ahlul-xali Wal caqdi ayaa ku baaqay in la joojiyo waxyaabaha munkaraadka ah ee laga sii daayo qaar ka tirsan warbaahinta ee dalka.

Dowladda Federaalka ayay ugu baaqeen in ay ka shaqeeyaan sidii loo suulin lahaa waxyaabaha sii faafinaya xumaanta ee dalka ku sii fidaya.

Golaha Ahlul-xali Wal caqdi ayaa Dowladda Federaalka waxa ay u soo jeediyeen in talaabooyin laga qaado warbaahinta qaar ee waxyaabaha anshax xumada ah sii faafinaya.

Sidoo kale Golaha Ahlul-xali Wal caqdi ayaa soo dhaweeyey in xukuumadu talaabo ka qaado laaluusha iyo musuqmaasuqa ragaadiyey horumarka dalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.