Home Afsomali Dhageyso Faysal Cali waraab yan la sheegin ayuu yiri Madaxweyne Biixi laad...

Dhageyso Faysal Cali waraab yan la sheegin ayuu yiri Madaxweyne Biixi laad iyo feer ayuu igu jiiday hoodayna wuu caayey

Siyaasiga caanka ah ee Faysal Cali waraabe ayaa sheegay in dhowaan isaga iyo Madaxwaynaha Somaliland uu gacan ka hadal dhexmaray, mar uu warbaahinta uga warramayey qodobadii guddiga dhex dhexaadintu ay ka soo saareen komiishanka lagu muransan yahay oo ay isku afgaran waayeen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Fayal Cali Waraabe ayaa xusay in Madaxweynuhu uu Waalid cadaabay, gacan qaadna ugu daray sida uu hadalka u dhigay.

Eng. Faysal Cali Waraabe oo ah nin aan inta badan waxba qarin ayaa sidoo kale sheegay in Muuse Biixi uusan ogoleyn isla xisaabtan taasina ay tahay caqabad aad u weyn.

Codka Faysal Cali waraabe liinkiga hoose ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.