Home Afsomali Dhageyso Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax oo si aan caadi aheyn uga hadlay...

Dhageyso Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax oo si aan caadi aheyn uga hadlay xaalada amni ee dalka iyo sanaadiiqda xogaha lagu rido

ku simaha taliyaha Ciidamada Bolice-ka soomaaliyeed janaraal Muqtaar Xuseen  Afrax oo ku hadlayey magaca lamaha aminiga lana  hadlay saxaafada ayaa shir jaraaid oo uu qabtay ku faahfaahiyey xaalada amni ee dalka .

taliyaha ayaa been abuur iyo wax aad looga xumaado ku tilmaamay hadalo baqdin galin ah oo loo sameeyey wajiyo kala duwan oo macmac ah wuxuuna soo hadal qaaday in magaalada aysan ka jirin xaalado looga baqayo xaga amniga iyo falal argagixiso

janaraalka ayaa bulshada uga digay faafinta waxyaabaha dadka qalqalka galin kara

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.