Home Afsomali Dhageyso hadal Cusub oo ka soo yeeray Xasan Cali Kheyre

Dhageyso hadal Cusub oo ka soo yeeray Xasan Cali Kheyre

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay mar walbo ka ay ka shaqeyneyso sidii dalka looga hirgelin lahaa axsaab siyaasadeed.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa hoosta ka xariiqay in xukuumadiisa ay ku dadaaleyso in ay dhameystirto dhismaha xisbiyada dalka 2018,islamarkaana at waxbadan is badal at ku sameeyn doono sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu xusay in ay ka shaqeynayaan sidii Dastuurka qabyada ah looga dhigi lahaa mid dhameystiran oo ay talo ku leeyihiin dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa tilmaamay in 2020 ay Rajeynayaan in Xisbiyada Dalka ay ka tashadaan siyaasada iyo Hogaaminta Dalka sida uu hadalka u dhigay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.