Home Afsomali ka dhageyso shukri said Maxay geerida Berlusconi ka beddeli kartaa siyaasadda Talyaaniga?milkiilihii...

ka dhageyso shukri said Maxay geerida Berlusconi ka beddeli kartaa siyaasadda Talyaaniga?milkiilihii kooxda AC Milan 4 jeena soo Noqday waiisal wasaaraha talyaaniga

Shacabka waddanka Talyaaniga ayaa u murugoonaya geeridi shalay ku timid Silvio Berlusconi oo afar jeer soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga.

Berlusconi oo sidoo kale muddo ka badan 30 sano soo noqday milkiilaha kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa shalay ku dhintay magaalada Milano isaga oo ay da’diisu aheyd 86 sano.

Haddaba dhimashada Berlusconi maxay ka baddali kartaa siyaasadda Talyaaniga maxaase lagu xasuusa doonaa?

Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayuu wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixafid Cawil Ismaaciil, weydiiyay Shukri Said oo ah saxafiyad ka shaqeysa wargeyska Le República oo ka mid ah wargeysyada ugu waaweyn dalka Talyaaniga

linkigaa hooase ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.