Odayaasha dhaqanka beesha Sacad ayaa war adag kasoo saaray kulankii ay siyaasiyiinta beeshaas kalsoonidii ugala laabteen dowlada cusub.
Linkiga Hoose ka dhageyso cododka dhaqanka
Xildhibaan Cabdi Qeybdiid ayaa gurigiisa ku casuumay siyaasiyiinta dowlada ku jira waxaana kulankaas kasoo baxay in xariirka ay ujaraan dowladda cusub
qaar kamid ah odayaasha dhaqanka beesha Sacad ayaa sheegay in kulankaas uu ahaa mid dano gaar ah ay ka lahaayeen siyaasiyiintaas isla markaana odayaasha Beesha Sacad ay taageersan yihiin dowladda cusub.
Nabadoon Cabdullahi Maxamed Shire iyo Garaad Maxamed Maxamuud Cabdulle oo kamid ah waxgaradka beesha Sacad ayaa sheegay in kulankaas uusan mid lagu matalayay aayaha beesha Sacad.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0