Home Afsomali Dhageyso Sababta iyo qalabkii uu u isticmaalay nin iskii isku daldalay dagmada...

Dhageyso Sababta iyo qalabkii uu u isticmaalay nin iskii isku daldalay dagmada camaaro ee Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Degmada Camaara ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan In degmadaasi uu Isku dilay Nin dhalin-yaro ahaa oo kamid ahaa dadka deegaanka.

 Bashiir C/qaadair oo ah adeerka Ninka dhintay ayaa idaacadda Simba ee Magaaladda muqdisho waxa uu kaga warbixiyey qaabka uu u dhacay falka Wiilka dhalinyarada ahaa.

Waxa uu sheegay In shalay abaara 07:00 subaxnimo uu qol Isku soo xiray Intaas kadibna uu qolka  uu Isku dilay.

Sababta ugu weyn ayuu ku sheegay in shaqo la’aan ay soo wajahday,islamarkaana muddooyionkii dambe uu hadal hayey sidii uu u maareyn lahaa nolosha qoyskiisa.

 

 

 

.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.